Gudoomiyaha Gobolka Mudug oo dhagax dhigay Jaamacad cusub oo laga hirgeli nayo Deegaanka Bacaadwayn.[Masawiro]

July 9, 2021 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cadiladiif Muuse Nuur ayaa dhagax dhigay Dhismaha Cusub ee ay yeelanayso Jaamacada Deegaanka Bacaadwayn ee Degmada Gaalkacyo.

Munaasibadan ayaa waxaa Goob joog ahaa Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland, Gudoomiyaha Waxbarashada Gobolka Mudug, Gudoomiyaha Deegaanka Bacaadwayn, Ganacsato iyo Waxgarad.

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur Sanyare oo ka hadlay ayaa soo dhaweeyey Dhismaha Cusub ee Jaamacada, isagoona balanqaaday 100-kiish ee ugu horeeyo oo shamiitada si ay u bilaabato horayna ugu socoto isku tashiga Bulsho ee dhismaha Jaamacadan lagu hirgalinayo.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

255,063 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>