Gudoomiyaha Gobolka Mudug Puntland oo Agab Taakulo ah ku wareejiyey Gal-Mudug.[Video]
July 8, 2021 - Written by EditorGaalkacyo:-Gudoomiyaha Gobolka Mudug, Abdiladiif Muuse Nuur oo galabta axaa uu Taakulo isugu jirta Shidaal iyo Raashin kuwareejinay Maamulka GalMudug oo ay Wakiil ka ahaayeen Maamulka Degmada Gaalkacyo dhinac Gal-Mudug, kuwaas oo aan uga qayb qaadanayno la Dagaalanka Argagixisa ee Deegaanada Wasil iyo Bacaadwayne oo ay Ciidamada Xooga dalka iyo kuwa Ciidamada Gal-Mudug ay ku sii baacsanayaan deegaanadaas.
no images were found
Gudoomiyaha Gobolka Mudug, Abdiladiif Muuse Nuur Sanyare oo la hadlay saxaafadda xili Taakulayntaan lagu wareejinayey ayaa yiri. ” Tani waxay bilow u tahay Taakulooyin kuwaan ka sii waaweyn oo aanu la garab taaganahay waalalahayo Galmudug gaar ahaa Ciidamada xooga Dalka iyo Ciidamada Maamulka Gal-Mudug taasoo aan uga golleenahay godkasta oo kooxda Argagixisadu gasho in laga saaro markaas kadibna si wada jira aan uga xorayno guud ahaan dalka Soomaali.
M_M_Deeq
Halgan.net