Madaxwaynaha Jubbaland oo qado sharaf ugu sameeyey Ra’iisul wasaare Roble deegaanka Goobweyn.[Masawiro]

July 9, 2021 - Written by Editor

Kismaayo:-Madaxwaynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta qado sharaf ugu sameeyay Ra’iisul wasaaraha xukuumada Federaalka Soomaaliya deegaanka Goobweyn ee gobolka Jubbada Hoose.

Madaxwayne Axmed Maxamed Islaam ayaa deegaanka dalxiiska ee Goobweyn qado sharaf ugu sameeyay waftigii uu hoggaaminayay ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo waftigiisa maal mihii laso dhaafay ku sugnaa magaalada Kismaayo ee caasimadda Dowlad Goboleedka Jubbaland.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

255,062 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>