Taliyaha Hawlgelinta ciidamada PMPF ee Buuraha Calmiskaad oo BBC-da uga waramay Dagaalo dhacay.[Dhagayso]

July 9, 2021 - Written by Editor

Boosaaso:-Taliyaha Hawlgelinta ciidamada PMPF G/S Cabdiraxmaan Jaamac Maxamed ayaa Warbaahinta BBC News Somali warbixin ka siiyey hawlgallada Ciidamada Dowladda Puntland ka wadaan buuralayda Calmiskaad, kuwaasi oo lagu soo af-meerayo firxadka Argagixisada.

Ciidamada PMPF oo kaashanaya ciidamada kale ee Dowladda Puntland waxay si joogto ah hawlgallo dhaxalgal ah oo wakhti walba ah ka fuliyaan buuralayda Calmiskaad, kaasi oo lagu bartilmaamsanayo Argagixisada Daacish firxadkooda ku dhuunta buuralaydaasi.

Taliyaha Hawlgelinta ciidamada PMPF ee Puntland ayaa yiri’ Firaaqo iyo inay ledaan yay u diidaan, waxay guure, saqdhexe iyo salaadda horeba ku waabariistaan goobahooda tiradayar ee ay ku dhuumaalaystaan, Jab iyo ba’ ba’an yay kala kulmaan markasta cadawgu ciidamada geesiyaasha ah ee Puntland.

Hoos Ka Dhagayso Taliyaha Hawlgelinta ciidamada PMPF G/S Cabdiraxmaan Jaamac Maxamed oo u waramay BBC-da

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

255,060 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>