Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha ee Puntland oo gaaray Kismaayo.[Masawiro]
July 18, 2021 - Written by EditorKIsmaayo:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuquraadiyeynta Dawladda Puntland Hon. Mohamed A. Dhabancad oo ka mid ah Wafdiga Wasiirada ahaa ee Maalmahan ku sugnaa Gobolka Gedo ayaa maanta gaaray Magaaladda Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubaland,
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuquraadiyeynta Dawladda Puntland Hon. Mohamed A. Dhabancad ayaa waxaa ku soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha ee Kismaayo Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamud Sayid Aadan.
Wafdiga uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuquraadiyeynta Dawladda Puntland Hon. Mohamed A. Dhabancad ayaa waxaa ay Madaxweynaha Jubaland ku wareejin doona Magacyada 4 qof ee loo magacaabi doono Maamulka cusub ee Degmada Garbahaarey, kuwaas oo ay usoo gudbiyeen dadka Deegaanka.
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net