Wasiirka amniga Maamulka Gal-Mudug oo BBc-da ka waraystay dagaal ka dhacay Bacaadweyne.[Dhagayso]

July 6, 2021 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Wasiirka amniga Maamulka Gal-Mudug Axmed Macalin Fiqi oo waraysi gaar ah siiyey idaacadda BBC-da ayaa waxaa uu faahfaahin ka bixiyey dagaal u dhexeeyey Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Gal-Mudug iyo kuwa Al-shabaab.

Wasiirka amniga Maamulka Gal-Mudug Axmed Macalin Fiqi ayaa guul ka sheegtay Dagaalkii ka dhacay deegaanka Bacaadweyn iyo Wisil ee Gobolk Mudug ee hoos taga Maamulka Gal- Mudug.


A/cawaale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

256,853 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>