Madaxweynaha dowladda Puntland oo Daah furay Madasha Bangiyada islaamka ah ee Soomaaliya.[Video/Masawiro]
(August 5, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta daah-furay Shirka Madasha Bangiyada Islaamiga ah oo muddo labo maalmood ah ka socon doona Garoowe. Madaxweynaha ayaa
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo magacaabay 15 xubnood oo ka shaqayn doono qabashada doorashada Aqalka Sare
(August 5, 2021)
Jowhar:-Guddoomiyaha Barlamaanka Dowlad gobolleedka Hirshabeelle Dr Cabdihakiim Luqmaan Xaaji Maxamed ayaa magacaabay 15 xubnood oo ka shaqeyn doona qabashada doorashada xildhibaanada golaha aqalka sa
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo la kulmay Issimada Puntland ee ku sugan Garoowe.[Masawiro]
(August 3, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Kulan Qado Sharaf ah kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Puntland Isimada Dhaqanka Puntland intooda hadda ku sugan caas
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay Guddiga doorashooyinka Xildhibaannada 2-da gole ee Gobollada Waqooyi
(August 3, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay Guddiga doorashooyinka Xildhibaannada labada gole ee Gobollada Waqooyi, ayaa sheegay in
Galka Baarista: Xogtii u dambaysay ee ciidanka lagu tababarayey Eritrea
(August 3, 2021)
Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay askarta Soomaaliyeed ee tababarka loogu qaaday dalka Eritrea ee soo baxsanaya oo sii kordhaya. Galka Baarista waxa uu la hadlay ask
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay Gudoomiyaha Aqalka sare iyo RW-ku xigeenka
(August 1, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta mar kale la kulmay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Mudane Cabdi Xaashi C/laahi iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mah
Madaxweyne Deni oo xariga ka jaray Dhismaha Bangiga dowladda Puntland.[Masawiro]
(August 1, 2021)
Garoowe :-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa saaka xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Bangiga Dowladda Puntland. Bangiga waxaa dhistay Dowladda Puntland iyadoo uu
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo xariga ka jaray Dhismayaasha cusub ee Madaxtooyada Puntland.[Masawiro]
(August 1, 2021)
Garoowe:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xarigga ka jaray dhismeyaasha cusub ee lagu soo kordhiyay Madaxtooyada Dowladda Puntland. Madaxweynaha ayaa kor

« Previous Page