Puntland oo soo dhaweysay xil ka qaadista Ra’iisul wasaare Rooble ku sameeyey Agaasimii NISA
(September 6, 2021)
Garoowe:-Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed waxay ku boggaadinaysaa Ra'iisul Wasaaraha XFS doorkiisa hoggaamineed ee Dalka, gaar ahaan waajibaadka amniga Qaranka, hirgelinta doorashada iyo hogaaminta G
Madaxweynaha Hirshabeelle oo baaq nabadeed u diray beelo walaalo ah oo dagaalamay
(September 6, 2021)
Jowhar:-Madaxweynaha Dowlada Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya deegaanka kabxanlay ee waqooyiga Magaalada Beleddweyne. Madaxw
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay caawa Taliyeyaasha Ciidammada Qalabka.[Masawiro/Video]
(September 6, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay taliyeyaasha Ciidammada Qalabka sida ee dalka oo uu kala hadlay xoojinta amniga dalka, ilaalinta xuquuqda muwaadiniinta,
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay Taliyaha KMG ah NISA iyo Hoggaanka Maxkamadda Ciidammada Qalabka.[Masawiro]
(September 6, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Taliyaha KMG ah Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, Hoggaanka Maxkamadda Ciidammada Qalabka sida iyo Taliyeya
Golaha Midowga Musharraxiinta oo soo dhaweeyey xil ka qaadista Agaasimaha NISA
(September 6, 2021)
Muqdisho:-Midowga musharraxiinta wuxuu boggaadinayaa go’aanka ay mas'uuliyadda ku dheehan tahay ee uu Ra’iisul Wasaare Rooble shaqada kaga joojiyey agaasimaha NISA. Go’aanku wuxuu fure u yahay
Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Muxuu ka yiri shaqo ka-joojintii Fahad Yaasiin.?[Dhagayso]
(September 6, 2021)
WASHINGTON:-Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waa isku khilaafsanyihiin shaqo ka-joojinta xalay xili dambe uu Ra'iisul Wasaaruhu ku sameeyey taliyihii
Jubbaland oo taageertay xil ka qaadista Ra.iisul wasaare Rooble ku sameeyey Agaasimii NISA
(September 6, 2021)
Kismaayo:-War-saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa lagu soo dhaweeyey shaqo-joojintii uu Ra’iisal wasaare Rooble ku sameeyey Agaasimihii NISA War-saxaafadeed kasoo
Madaxweyne Farmaajo oo faray Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadda Sugidda Qaranka in uu shaqadiisa sii wato
(September 6, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Markii uu arkay warqadda sumaddeedu ay tahay XRW/314/9/2021 ee uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha Xukuuma