Madaxweynaha Puntland oo Dalacsiiyey Ciidamadii ka shaqeeyey Nabadgelyada Gobolka Mudug

September 10, 2021 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.25 ee september 9, 2021, kuna saabsan Daslacsiin saraakiil iyo saraakiil xigeeno ka tirsan Ciidanka Dowladda Puntland kuwaasi oo ka shaqeeyay nabadgelyada Gobolka Mudug.
Madaxweynaha Dowladda Puntland
Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad
Markuu arkay: Agoontooda kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda Ciidanimo.
Wuxuu xeeriyey:
Waxa min hal darajo la dalacsiiyey Saraakiisha iyo Saraakiil xigeenada hoos ku qoran oo dhmaantood ka wada tirsan Qaybaha Ciidanka Dowladda Puntland ee gobolka Mudug.
*Ciidamada Booliska Puntland
1. Waxa L/X/le Cabdiqani Yasiin Maxamud loo dalacsiiyey Dhame
2. Waxaa X/le Cabdimahad Cabdi Jamac Loo dalacsiiyey L/X/Le
3. Waxaa X/le Carab Cabdirasaq Axmad Loo dalacsiiyey L/X/Le
4. Waxaa X/le Maxamed Cabdi Farax Loo dalacsiiyey L/X/Le
5. Waxaa K/S Samatar C/lahi Aadan Loo dalacsiiyey X/Le
6. Waxaa K/S Ayaanle Axmad Aadan Loo dalacsiiyey X/Le
7. Waxaa K/S Maxamed Daahir Xuseen Loo dakacsiiyey X/Le
*Ciidamada Daraawiishta Puntland.
1. Waxaa G/dhexe Maxamud Maxamed Maxmud loo dalacsiiyey G/Sare
2. Waxaa G/Le Maxamed Mursal Maxamud loo dalacsiiyey G/Dhexe
3. Waxaa G/le Maxamed C.lahi Xirsi loo dalacsiiyey G/Dhexe
4. Waxaa G/le Cabdiqafar Xasan Cuuke loo dalacsiiyey G/Dhexe
5. Waxaa G/le Maxamed Axmed Muuse loo dalacsiiyey G/Dhexe
6. Waxaa Dhame Salaad Caato Ciiraale loo dalacsiiyey G/le
7. Waxaa L/x/le Khadar Jamac Caabi loo dalacsiiyey G/le
8. Waxaa L/X/le Raage Xasan Farax loo dalacsiiyey Dhame
9. Waxaa K/S Daahir Xasan Cali loo dalacsiiyey X/Le
Ciidanka Nabad sugida Puntland:-
1. Waxaa Dhame Maxamed Khaliif Jaamac loo dalacsiiyey G/le
*Xeerkani wuxuu dhaqangelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, Wuuna saxiixay.
DHAMMAAD

Leave a comment

*

Archives
September 2021
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online