Ciidanka Booliska Gobolka Nugaal oo qabtay nin dilay Bootaan Cowl

September 30, 2021 - Written by Editor

Garoowe:-Ciidamada Booliiska Qaybta Gobolka Nugaal ayaa ku guuleystay in soo qabtaan Maxamed abdulqadir muuse (afdheere )oo xalay galinkii danbe laanta hawada ku dilay Marxuum bootaan cowl oo ahaa nin dhalinyaro ah.

Gacan ku dhiiglaha oo markii dilka uu gaystay baxsaday ayaa Ciidamada booliiska waxay ka soo qabteen inta u dhaxaysa Baarweyn iyo budun buto oo ka tirsan deegmada dangorayo Ee Gobolka Nugaal.

Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Nugaal Gaashaanle Sare Maxamed Adan Jaamac ayaa sheegay in Ciidamada Booliiska Qaybta Gobolka Nugaal ay mar kasta ka howl galayaan in ay soo qabtaan cid walba oo falal dil ah gaysata.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,769 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>