Gudiga Maamulka Doorashada heer dowlad goboleed ee Hirshabeele oo War saxaafadeed soo saaray

September 18, 2021 - Written by Editor

Jowhar:-Gudiga Maamulka Doorashada heer dowlad goboleed ee Hirshabeele oo War saxaafadeed soo saaray waxaan ay u qornayd sidda tan:-
• Iyadoo laga jawaabayo cabashadii ay soo gudbiyeen qaar ka mid ah musharaxiinta ku tartameeysa kusiga aqalka sare ee sumadiisu tahay UH# 07 ayaa gudiga heerar kiisa kala duwan ka fariisteen, wada tashi dheer kadibna waxay isla qaateen soo jeedinta hoos ku xusan:-

• In uusan jirin qodob kamid ah habraacyada doorashooyinka aqalka sare oo la jabiyay, sidaa darteed waxa uu ugu baaqayaa guddigu in musharaxiinta cabashada soo gudbiyay ku soo laabtaan deegaan doorashadooda.

• In kurisga cabashada ka timid dib loogu dhigo ilaa Axadda 4:00 PM oo taariikh duna ku beegantahay 19/09/2021 si musharaxiinta fursad ugu helaan in ay ku soo laabtaan deegaan doorashadooda.

• Ugu dambeyn, Gudigu wuxuu ugu baaqayaa musharaxiinta ku tartamaya kursigaan in ay dhowraan waqtiga loo asteeyay.

**DHAMAAD****
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,778 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>