Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland oo kulan la qaatay maamulka iyo Saraakiisha degmada Saaxo.[Masawiro]

September 15, 2021 - Written by Editor

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa kulan la qaatay Maamulka iyo Saraakiisha Degmada Saaxo ee Gobolka Mudug. Kulan waxaa goob joog ahaa Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Mudug, Taliyaha Aaga Ciidanka Daraawishta Gobolka Mudug, isuduwaha Wasaarada Arimaha Gudaha Gobolka Mudug,Maamulaha Canshuuraha Bariga,Saraakil iyo Masuuliyiin kale.

Maamulka iyo Saraakhiisha Degmada ayaa gudoomiyaha uga warbixiyey Xaalada guud ee Degmada, Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa kula dardaarmay masuuliyiinta Degmada kashaqaynta Nabada iyo Wadajirka Bulshada Degmada Saaxo.

XAFIISKA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA WARBAAHINTA MAAMULKA GOBOLKA MUDUG

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,886 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>