Habraaca doorashada Aqalka Sare ee Gobollada Waqooyi oo la shaaciyey
September 19, 2021 - Written by EditorMuqdisho:-Waxaa galabta si rasmi u soo baxay Habraaca iyo weliba shuruudaha doorashada Aqalka Sare ee Gobollada Waqooyi ku metelaya Somaliland. Habaraac iyo Shuruudaha ayaa waxaa soo wada saaray kuna saxiixan Guddoomiyaha Aqalka sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi iyo Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Mahdi Guuleed.
no images were found
A/cawaale
Halgan.net