Madaxweynaha Jubaland oo warbixiyey xaalada dalka iyo arrimaha Doorashooynika.[Video]

September 28, 2021 - Written by Editor

Kismaaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, oo Warbixin ka siinayay xaalada dalka qeybaha kala duwan ee Bulshada iyo masuuliyiinta Jubaland ayaa ka hadlay arimaha Doorashooyinka iyo doorka Ra’iisul Wasaaraha, waxaa kale oo Madaxweynahu uu sheegay in masuuliyad ay ka saaran tahay sidii uu cadaalad ugu heli lahaa sargaalad Ikraan oo katirsanayd Hay’ada Nabad sugida iyo sirdoonka qaranka oo warbixintii Hay’adu ay kiiskeeda kasoo saartay ay ahayd mid aan lagu qanci Karin.

Sidoo kale Madaxweynahu wuxuu sheegay in caqabad walba oo arimaha Doorashooyinka ka taagan xal loo heli karo, isagoo xusay in madasha wadatashiga qaran ay isaga yimaadan sidoo doorashada horay loogu wadi lahaa

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

262,768 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>