Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka hadlay Kiiska Ikraan Tahliil.[Video]

September 28, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Mohamed Hussein Roble oo khudbad u jeediyay murashaxiinta iyo ergada dooraneysa xildhibaannada Agalka Saree e Somaliland, ayaa ergada kula dardaarmay in ay si caddaalad ah u doortaan.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Mohamed Hussein Roble ayaa ugu baagay dowlad-goboleedyada inay. soo dhammeystiraanxubnaha ka dhimay xildhibaannada agalka sare, si loo doorto guddoonka Agalka Sare.Khudbaddiisa ayuu Ra’iisul Wasaare Rooble uga hadlay godobbo kale o la xiriira amniga, xaaladda siyaasadeed ee dalka yo kiiska Ikraan Tahaliil.


A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2021
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online