Barnaamijka AFMEER Qaybtii 10aad oo lagu waraysanayo ku xigeenkii Qaasim Turaabi Xassan Yare.[Video]

December 13, 2021 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Waa qeybtii 10aad ee Barnaamijka AFMEER oo uu diyaariyey wariye Timire waxaan uu waraysi la yeeshay Xassan Isaaq Maxamed ee loo yaqaanay Xassan Yare waxaan uu ku xigeen u ahaa Qaasim Aturaabi waxaan ay kooxdaan ka howl geli jirtay Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.

Xassan Yare waxaa ka mid ahaa 18 ka tirsan ururka Al-Shabaab oo ay Maxkamadda sare ee ciidamada Puntland ay dilka toogashada ah ku fulisay.

Hoos ka Daawo Afmeer oo soo Bandhigtay wareysigii Xassan Yare

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2021
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online