Barnaamijka AFMEER Qaybtii 10aad oo lagu waraysanayo ku xigeenkii Qaasim Turaabi Xassan Yare.[Video]
December 13, 2021 - Written by EditorGaalkacyo:-Waa qeybtii 10aad ee Barnaamijka AFMEER oo uu diyaariyey wariye Timire waxaan uu waraysi la yeeshay Xassan Isaaq Maxamed ee loo yaqaanay Xassan Yare waxaan uu ku xigeen u ahaa Qaasim Aturaabi waxaan ay kooxdaan ka howl geli jirtay Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.
Xassan Yare waxaa ka mid ahaa 18 ka tirsan ururka Al-Shabaab oo ay Maxkamadda sare ee ciidamada Puntland ay dilka toogashada ah ku fulisay.
Hoos ka Daawo Afmeer oo soo Bandhigtay wareysigii Xassan Yare
M_M_Deeq
Halgan.net