Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Daah-furay Machad-ka Tababarka Shaqaalaha Rayidka ah ee Dowladda Puntland.[Masawiro]

December 5, 2021 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa waxaa uu maanta Daah-furay Machad-ka Tababarka Shaqaalaha Rayidka ah ee Dowladda Puntland. Machad-ka ayaa loo qorsheeyay sanadka u horeeya in uu tababaro 1000 Shaqaale ah, kuwaasi oo macalimiintii tababari lahayd iyaga waxbarasho loogu dirayo Kenya Bishan gudaheeda.

Waxaa mashruucan iska kaashanaya Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed iyo Dowladda Kenya, iyadoo wada shaqeyn toos ah ay dhexmari doorto Machad-ka Tababarka Shaqaalaha Dowladda Kenya iyo Machad-ka Tababarka Shaqaalaha Rayidka ah ee Dowladda Puntland.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Puntland ku hoggaamiyay Siyaasad lagu tayeynayo Dowladdnimada iyo adeegayaasha Bulshada, waxaa hore loo tababaray Ciidamada hadana Waxaana la billaabaya tababarista Shaqaalaha Rayidka ah ee Dowladda.

DHAMMAAD
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,852 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>