Ra’iisul Wasaarihii hore ee JFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake oo gaaray Muqdisho.[Video]

December 2, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa saaka gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde waxaa ku soo dhaweeyey xubno ka tirsan golaha midow musharaxiinta Xidhibaan,iyo bulshada qaybaheed kala duwan.

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo markii uu soo gaaray Muqdisho la hadlay saxaafadda waxaa uu sheegay in uu u yimid Muqdisho in uu qayb ka noqdo geedi socodka xal u helida siyaasada dalkaSoomaaliya oo meel xasaasi ah maraysa.


M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,852 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>