Shiikh Suldaan Cabdi Qani Qorane iyo Issimo kale oo ku baaqay in wada-hadal lagu dhammeeyo colaada Boosaaso.[Video]

December 22, 2021 - Written by Editor

Garoowe:-Suldaan Abdulqani Qorane iyo salaadiinka kale ayaa codkooda ku biiriyey Baaqyo nabadeed oo Issimada, Culimada , Waxgaradka Puntland ay ka soo saareen colaadii ka aloosnayd 2 maalin ee la soo dhaafay magaalkada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.

Issimada baaqa nabadeed iyo Xabad joojinta ku baaqay ayaa waxaa ka mid ah

1. Sh. Suldaan C/Qani Qorane Maxamed

2. Suldaan Subayr X. Maxamuud Cali Obokor

3. Ugaas C/Jaliil Cali Faarax

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2021
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online