Taliyihii hore ee Ciidamada Daraawiishta Puntland Gen Siciid Dheere oo baaq nabadeed jeediyey.[Video]

December 1, 2021 - Written by Editor

Garoowe:-Taliyihii hore ee Ciidamada Difaaca dowladda Puntland, Gen.Siciid Dheere oo waraysi gaar ah siiyey Idaacadda SBC ayaa waxaa uu ku baaqay in laga fogaado colaad ka dhalata khilaafka u dhexeeya Saraakiisha Ciidanka PSF iyo Madaxweynaha dowladda Puntland oo xil ka qaadis ku sameeyey Agaasimaha Ciidamada PSF.

Taliyihii hore ee Ciidamada Difaaca dowladda Puntland, Gen.Siciid Dheere ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Dowladda Puntland in uu dib uga laabto xil ka qaadista uu ku sameeyey Agaasimaha PSF haddii ay colaad iyo iska horimaad uu dhalin karo go’aanka Madaxweynaha.

Taliyihii hore ee Ciidamada Difaaca dowladda Puntland, Gen.Siciid Dheere ayaa wax laga wiidiiyey Ciidamada PSF ayaa yiri “PSF dadkeeda waxba umaysan dhimin ee arrin siyaasadeed baa jirta oo laysku haysto waana ciidan tababbaran, dhamaystiran qalabaysan oo aysan marnaba beddeli karin kuwa tirada badan ee hadda tababarka loo sameeyey”.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2021
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online