Madaxweynaha Dawladda Puntland ka tacsiyeeyay geerida Alle ha’unaxariistee Xirsi Bulxan Faarax
(February 2, 2022)
Nairobi:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan dalka Kenya, ayaa ka tacsiyeeyay geerida Alle ha’unaxariistee Xirsi Bulxan Faarax oo xilal kala duwan kasoo qabtay
Madaxweynaha Jubaland kulan casho sharaf iyo sagootin ah u sameeyey Guddiyada shaqaalaha rayidka heer Federaal, heer Dowlad Goboleed iyo Gobolka Banaadir
(February 2, 2022)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowladda Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa xarunta aqalka martida ee Dowladda Jubaland kulan casho sharaf iyo sagootin ah ugu sameeyey Guddiyada shaqaalaha rayidka