Guddiga Doorashooyinka ee Puntland oo shaaciyey 16-ka kursi ee lagu dooranayo Boosaaso.
(February 16, 2022)
Boosaaso:-GHDHF waxa ay shaacinayaa in Guddiga Maamulka Doorashooyinka D/G Puntland ay ku dhawaaqeen Jadwalaka doorashada 16 kursi oo ka mid ah kuraasta golaha shacabka ee lagu dooran doono Magaalada