Maamulka Galmudug oo soo saartay Jadwalka Doorashada 6 kursi
(February 28, 2022)
Gaalkacyo:-Guddiga Maamulka Doorashada Galmudug ayaa si rasmi ah u shaaciyay Jadwalka 6 kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ee Deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Gaalkacayo ee xarunta Gobolka Mudug.
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay gudi soo qiimeeya xaalada degmada Garbahaaray oo ah deegaan doorasha 2aad ee Jubaland
(February 28, 2022)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi soo qiimeeya xaaladda Deegaan doorashada labaad ee Jubaland ee Garbohaarreey. [ngg src="galleries" ids="3968"