Madaxweynaha Dowlada Jubaland oo la kulmay wafdi uu hogaaminayo Agaasimaha Bariga iyo Geeska Afrika ee Hay’adda IOM
(February 7, 2022)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta aqalka madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminayey Agaasimaha Bariga iyo Geeska Afrika ee Hay’adda Caalamiga ah So
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya dib ugu soo laabtay Muqdisho
(February 7, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar shaqo oo uu magaalada Addis Ababa kaga qayb galay Shir
Shir Looga Hadlay Amniga caasimada iyo Xaalufka deegaanka oo lagu qabtay Garoowe.[Video]
(February 7, 2022)
Garoowe:-Kulanka ayaa waxaa looga hadlayay siddii looga hortagi Lahaa dadka Amni darada ka wada caasmiada iyo siddii looga Hortagi Lahaa Xaalufka Degaanka. Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Nugaal aya
Madaxweynaha Hirshabeelle oo shir gudoomiyay kulanka guud ee amniga oo maanta ka dhacay Beledweyne.
(February 7, 2022)
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa shir gudoomiyay kulanka guud ee amniga oo maanta ka dhacay Magaalada Beledweyne. Shirka amniga oo ay kasoo qeybgaleen Wasiirka Amn