Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka qeyb galay qalinjabinta dufcaddii 9-aad ee ka baxday Jaamacada Bariga Afrika
(February 27, 2022)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta ka qeyb-galay munaasabadda qalinjabinta dufcaddii 9-aad ee ka baxday Jaamacada Bariga Afrika faraceeda Garoowe. Madaxwey