Madaxweynaha Hirshabeelle oo magacaabay gudi baaris ku sameeye dilkii Taliyihii Saldhiga Booliiska Degmada Beledweyne.[Video]
(February 18, 2022)
Beledweyne:-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa caawa Magacaabay Gudi Baaris ku sameeya Dilka Taliyihii Saldhiga Booliiska Degmada Beledweyne Allaha u naxariistee Mar
Madaxweynaha dowladda Puntland oo laga sugayo Boosaaso
(February 18, 2022)
Boosaaso:-Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa la filayaa in uu maalinta beri uu safar shaqo ku gaaro magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar isagoona la filayo in uu uga s
Beesha caalamka oo war ka soo saaray doorashada Soomaaliya
(February 18, 2022)
Muqdisho:-Saaxiibada caalamku waxa ay ka war hayaan in doorashada kuraasta Golaha Shacabka ay qiyaastii ​​kala bar qabsoontay. Saaxiibada caalamku waxay mar kale hoosta ka xarriiqayaan baahida loo