Boqor Burhaan Boqor Muuse oo si rasmi ah ugu dhawaaqay 3-da Xariga ee Beesha Cismaan Maxamuud ee u tartami doona Baarlamanaka JFS
(February 8, 2022)
Boosaaso:-Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa caawa si rasmi ah u shaaciyey xubnaha beesha Cismaan Maxamuud ee loo qoondeeyey in ay ka mid noqdaan Xubnaha u tartami doona ka mid noqoshada Golaha Baarlama
Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka tacsiyeeey geerida Nabadoon Cabdi Xuseen Coloow
(February 8, 2022)
Beledweyne:-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ka tacsiyeeyay Geeridii naxtinta lahayd ee ku timid Allaha u naxariistee Nabadoon Cabdi Xuseen Coloow oo ka mid ahaa n
Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Puntland
(February 8, 2022)
Garoowe:- Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Punt
Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay Nabadoonada iyo Waxgaradka Beesha Xawaadle.[Video]
(February 8, 2022)
Beledweyne:- Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Ku Xigeenkiisa Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta kulan balaaran la qaatay Nabadoonada iyo Waxgaradka beesha xawaad
Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay Nabadoonada iyo waxgaradka beesha xawaadle
(February 8, 2022)
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Ku Xigeenkiisa Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta kulan balaaran la qaatay Nabadoonada iyo Waxgaradka beesha xawaadle ee tabasha
Madaxweynaha Galmudug ugu dib ugu soo laabtay magaalada Dhuusamareeb
(February 8, 2022)
Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hogaaminayo oo safar shaqo ugu maqnaa magaalada Muqdisho ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Ga