Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay Wakiillada Beesha caalamka C6+
(February 15, 2022)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay Wakiillada Beesha Caalamka ee C6+ oo ay ka wada hadleen qodobbo dhowr ah oo khuseeya dhammeystirka, daahfurnaanta
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay gudiga gurmadka Abaaraha
(February 15, 2022)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ka duulaya baahida loo qabo dardar galinta howlaha gurmadka loo fidinayo dadka Soomaaliyeed ee ay saameynta ba’an ku yee