Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay dhalinyarada Magaalada Beledweyne.
(February 9, 2022)
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta kulan la qaatay qaar kamid ah dhalinyarada Magaalad