Wasiir Cabdirashiid: Heshiiska shidaalka waxaa ila ogaa Farmaajo.[Dhagayso]
(February 19, 2022)
Muqdisho:-Wasiirka Batroolka Soomaaliya Eng. Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa ka ka warramey heshiis la sheegey in ay Soomaaliya la gashey shirkad lagu magacaabo Coastline Exploration LTD taasi oo ay
Madaxweynaha Hirshabeelle oo u tacsiyeeyey Ehelada dadkii ku dhintay qarax ka dhacay Beledweyne
(February 19, 2022)
Beledweyne:-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska qaraabada iyo dhamaan shacabka Soomaaliyeed ee ku naf waayay qaraxii bahalnimo ee argagi
Ra’iisul wasaare Rooble oo joojiyey heshiis shidaal oo Soomaaliya ay saxiixday.
(February 19, 2022)
Muqdisho:-Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay hishiis la xiriira Batroolka Soomaaliya kaas oo la sheegay in Wasiirka Batroolka uu la saxiixday Shirked ajnabi ah si a
Burin Heshiiska Xirmooyinka Shiidaalka ee uu galay Wasiirka Batroolka
(February 19, 2022)
Muqdisho:-Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka waxay caddeynaysaa in heshiiska uu saxiixay Wasiirka Batroolka iyo Macdanta uusan wax wadatashi ah kala yeelanin Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdul
Taliyaha amniga qaranka madaxweynaha DFS Fahad Yaasiin oo goordhaw gaaray magaalada Baledweyne
(February 19, 2022)
Baladweyne:-Waxaa goordhow gaaray  garoonka diyaaradaha magaalada Baledweyne Fahad Yaasiin Xaji Daahir oo ah La taliyaha amniga qaranka madaxweynaha DFS muddo xileedkiisa dhamaaday  Tali
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Qardho.[Video]
(February 19, 2022)
Qardho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi balaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta waxaa siweyn loogu soo dhoweeyay magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar. M