Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay Waxgaradka beelaha Baadi Cade iyo Ciise Mudullood.
(February 11, 2022)
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Beledweyne kulan kula qaatay cuqaasha iyo waxgaradka beelaha Baadi Cade iyo Ciise Mudullood.Madaxweynaha oo kulam