Maxkamada darajada 1aad oo ku riday xukun dil ah raggii dilay allaha u naxariistee wariye Jamaal.[Video]
(February 13, 2022)
Gaalkacyo:-Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada iyo danbiyada culus ee gobollada Mudug iyo Cayn dowladda Puntland ayaa maanta waxaa ay dil ku xukuntay xubno ka tirsan amniyaadka ururka Al-shabaab
Xubno ka tirsan Jubaland oo shaacisay in Doorasho ka dhici karin Garbahaarey
(February 13, 2022)
Kismaayo:-Shir ay isugu yimaadeen masuuliyiinta golaha fulinta iyo kan BaarlamaankaDowlada Jubbaland ee ka soo jeeda Gobolka Gedo ayaa lagu shaaciyey suurta galnimada doorasho ka dhacda deegaandooras
Madaxweyne Saciid Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe
(February 13, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar ugu maqna dalka Kanya ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay.Madaxweynaha iyo wafdiga la socday waxaa Garoonka Diyaarad
Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulamo la leh Waxgaradka gobalka Hiiraan
(February 13, 2022)
Hiiraan:-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo ay wehliyaan Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Cabdixakiin Luqmaan Xaaji iyo Ku Xigeenkiisa 1aad Mudane Siraaji Sheekh Isxaaq