Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Isimada gobalka Bari (Daawo)
(February 24, 2022)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay qaar ka mid ah Isimada Gobolka Bari oo kala ah Boqor Burhaan Boqor Muuse, Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaac
Nadwo Cilmiyeed looga hadlay Sheekh Cabdinaasir oo caawa lagu qabtay Laascaanood (Masawiro)
(February 24, 2022)
Laascaanood:-Magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool ayaa waxaa lagu qabtay kulan loogu hadlayey dilkii Sheekh Cabdinaasir Xaji Axmed oo ay kooxda Maafida Al Shabaab ay ku dileen magaalada Kism