Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka (XHGQ) oo sheegay in ay dib u eegis ku samaynayaan heshiiska uu saxiixay Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta JFS
(February 20, 2022)
Muqdisho:-Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka (XHGQ) waxaa uu dib-u-eegis ku sameeyay hannaanka iyo habraacyada loo maray heshiiska la shaaciyay inuu saxiixay Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macda
Madaxweynaha dowladda Puntland oo lagu soo dhaweeyey degmada Carmo ee Gobolka Bari.[Masawiro]
(February 20, 2022)
Carmo: -Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi balaaran oo uu hoggaaminayo, ayaa galabta si weyn loogu soo dhoweeyay degmada Carmo ee Gobolka Bari. Wafdiga Madaxwe
Madaxweynaha Dowladda Puntlandoo lagu soo dhaweeyey degmada waaciya ee Gobolka Bari.[Masawiro]
(February 20, 2022)
Waaciye:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi balaaran oo uu hoggaaminayo, ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay degmada Waaciye ee Gobolka Karkaar. Madaxweynaha oo fagaa
Madaxweynaha Jubaland oo la kulmay Xildhibaano la doortay.
(February 20, 2022)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay xildhibaanada Cusub ee maanta lagu doortay Magaalada Kismaayo.Xildhibaanadan oo kala ah, Nas
Taliyaha amniga qaranka madaxweynaha DFS Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo ku guuleystay #HOP086 
(February 20, 2022)
Baladweyne:-Taliyaha amniga qaranka madaxweynaha DFS Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa ku soo baxay kursiga #HOP086 oo goordhoweyd doorashadiisa ka dhacday Beledweyne ee xarunta gobalka Hiiraan. Tal
Madaxweynaha Dowladda Puntland ka tacsiyeeyay geerida Alle Ha’unaxariistee Jiif Caaqil Yaasiin Cali Dhahar iyo Nabadoon Cabdi Ciise Maxamed
(February 20, 2022)
Qardho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaaya magaciisa iyo kan Goleyaasha Dowladda Iyo Shacabka Puntland, ayaa ka tacsiyeeyay geerida Alle Ha’unaxariistee Jii
Madaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay la Taliyaha amniga Qaran Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.[Masawiro]
(February 20, 2022)
Beledweyne: - Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa caawa Madaxtooyada Magaalada Beledweyne waxaa ku soo booqday Lataliyaha Amniga Qaranka Mudane Fahad Yaasiin Xaaji Da