Madaxweynaha dowladda Puntland oo si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Boosaaso[Video]
(February 21, 2022)
Boosaas:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi balaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta siweyn loogu soo dhoweeyay magaalada Boosaaso. Madaxweynaha ayaa Bulshada reer