Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Puntland

February 8, 2022 - Written by Editor

Garoowe:- Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland Siciid Cabdi Muumin iyo saraakiil ka socday hay’adaha Caalamiga ah ee Xafiiska Qaramada Midoobey ee Xuquuqda Aadanaha UNSOM iyo UNICEF.

Ujeeddada Kulanka ayaa ahayd Ilaaaalinta Xuquuqda Aadanaha iyo sidii loo xoojin lahaa doorka ka wada qaybgalka hurumarinta iyo Ilaaaalinta Xuquuqda Aadanaha. Madaxweyne ku-xigeenka ayaa xafiiska xuquuqul aadanaha Puntland uga mahadceliyay shaqada muhiimka ah ee ay shacabka u hayaan, waxaana uu ku booriyay inay howsha halkaa kasii wadaan.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2022
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online