Madaxweynaha dowladda Puntland oo lagu soo dhaweeyey degmada Carmo ee Gobolka Bari.[Masawiro]
February 20, 2022 - Written by EditorCarmo: -Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi balaaran oo uu hoggaaminayo, ayaa galabta si weyn loogu soo dhoweeyay degmada Carmo ee Gobolka Bari.
Wafdiga Madaxweynaha waxaa ka mid ah Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, Xildhibaannada cusub ee loo doortay in ay Puntland ku metelaan labada Aqal ee Baarlamaanka JFS iyo Goleyaasha kala duwan ee Dowladda Puntland.
no images were found
—-DHAMAAD—-
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND