Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo gaaray Baladweyne

February 6, 2022 - Written by Editor

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo oo maanta gaaray Magaalada Beledweyne ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay Garoonka Diyaaradaha Ugaas Khaliif.
Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaraha kusoo dhoweeyay Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar Wasiiro, Xildhibaano, Gudoomiyaha Gobolka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.Madaxweynaha ayaa hoolka shirarka Gobolka uga qeybgalay Munaasabad balaaran oo lagu soo dhoweeynayay.

Madaxweynaha ayaa inta uu joogo Magalaada Beledweyne waxa uu kulamo la qaadan doonaa Maamulka Gobolka, waxgaradka,nabadoonada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.
-DHAMAAD-



XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA HIRSHABEELLE.

Comments are closed.

Archives
February 2022
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online