Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay dhalinyarada Magaalada Beledweyne.

February 9, 2022 - Written by Editor

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta kulan la qaatay qaar kamid ah dhalinyarada Magaalada Beledweyne.

Madaxweynaha ayaa dhalinyarada la wadaagay in heshiis laga gaaray tabashooyinkii jiray, dhalinyaraduna ay lafdhabar u yihiin bulshada, muhiimad wayna ay u leedahay inay garab istaagaan Dowladda. Ugu dambayn Madaxweynaha ayaa dhalinyarada kula dardaarmay in laga wadashaqeeyo nabada iyo xasiloonida Magaalada isagoo u balan qaaday in loo sameyn doono shaqo abuur iyo in dowladiisa ay qeyb la noqon doonaan.

-DHAMAAD-

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA HIRSHABEELLE

Comments are closed.

Archives
February 2022
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online