Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo shir gudoomiyey Shirka Golaha Wasiirada
February 4, 2022 - Written by EditorGaroowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada ee Todobaadlaha ah oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Warbixinta Abaaraha, Xaaladda Covid-19 ee Puntland iyo Doorashooyinka Goleyaasha Deegaanka Puntland iyo Doorashadda Golaha Shacabka JFS.
——Dhamaad—–