Maxkamada darajada 1aad oo ku riday xukun dil ah raggii dilay allaha u naxariistee wariye Jamaal.[Video]
February 13, 2022 - Written by EditorGaalkacyo:-Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada iyo danbiyada culus ee gobollada Mudug iyo Cayn dowladda Puntland ayaa maanta waxaa ay dil ku xukuntay xubno ka tirsan amniyaadka ururka Al-shabaab oo dilay allaha u naxariistee Wariye Jamaal Faarax Aadan oo 2021 isagoo ku sugan goobtii ganacsi lagu dilay Gaalkacyo.
Hoos ka Daawo Maxkamada darajada 1aad oo ku riday xukun dil ah raggii dilay allaha u naxariistee wariye Jamaal[AFMEER]
M_M_Deeq
Halgan.net