Raisulwasaaraha DFS Rooble oo ka tacsiyeeyey geerida Sheekh Cabdi Naasir Xaaji

February 22, 2022 - Written by Editor

Muqdisho:-Waxaan murugada la qeybsanayaa una tacsiyeynayaa ehelada iyo Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Sheikh Cabdinaasir Xaaji Axmed oo ku geeriyooday qarax argagixisadu kula beegsadeen Kismaayo.Allaha u naxariistee Sheikh Cabdinaasir waxa uu ahaa daaci diinta faafiyo oo samaha ka shaqeeya. Waxaan Allaah uga baryayaa inuu jannadii Firdows k waraabiyo ehelkiisii iyo ummaddana samir iyo iimaan ka siiyo.Waa in aan u midownaa la dagaallanka argagixisada naxariista daran ee ka been sheegaya diinteenna suubban, dilayana bulshada oo dhan oo ay ku jiraan culimada diintu.

—-Dhamaad—

Comments are closed.

Archives
February 2022
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online