Shirka Amniga Gobolka mudug ayaa maanta Lagu qabtey Magalada Galkacyo

February 6, 2022 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Mudug Muumin Cabdishire ayaa Shir gudoomiyay Shirka amniga gobolka Mudug Shirkaan oo Asbuucla ahaa ayaa waxaa Goob joog ka ahaa Taliye ku xigeenka qaybta booliiska gobalka Mudug, Gaashaanle Dhexe, Cabdi Siciid Xuseen Jamac (Koomaad) Taliyaha Ciidamada isku dhafka Gobolka Mudug Puntland iyo Galmadug Cabdiqani yaasiin Maxamuud (Haanfari) Gudomiyaha Maxkamada darajada kowaad Cabdinasir maxamed cali iyo Laamaha amniga Taliyayasha Saldhigyada Taliyayasha Deegaanada Gobolka Mudug iyo Laamaha Taraafikada.

Shirkaan ayaa looga hadlayay Xaaladihii udanbeeyay ee Gobolka mudug warbixinada Laamaha amniga waxaa sidoo kale ka mid ahaa insixoogleh loola dagaalamo khamriga iyo Argagixisada.

——–Dhamaad—-

Comments are closed.

Archives
February 2022
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online