Taliyaha amniga qaranka madaxweynaha DFS Fahad Yaasiin oo goordhaw gaaray magaalada Baledweyne

February 19, 2022 - Written by Editor

Baladweyne:-Waxaa goordhow gaaray  garoonka diyaaradaha magaalada Baledweyne Fahad Yaasiin Xaji Daahir oo ah La taliyaha amniga qaranka madaxweynaha DFS muddo xileedkiisa dhamaaday 

Taliyaha amniga qaranka madaxweynaha DFS Fahad Yaasiin Xaji Daahir ayaa waxaa ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha magaalada Baladweyne masuuliyiin ka tirsan maamulka Hirshabeelle.

 Fahad Yaasiin Xaaji Daahir Taliyaha amniga qaranka madaxweynaha DFS  ayaa ah Musharax Xildhibaan oo u taagan  u tartamida kursiga HOP 086, kaas oo la saadaalinayo in uu ku soo buxo Taliye Fahad.

Doorashada kursiga HOP 086, ayaa waxy ka dhaci doontaa  xarunta ciidanka AMISOM ee Ceel Jaalle.

Taliyaha amniga qaranka madaxweynaha DFS Fahad Yaasiin Xaji Daahir ayaa waxaa uga sii horeeyey magaalada Baladweyne laba diyaaradood oo siday ciidamo iyo ergo la sheegay iney qeyb ka yihiin doorashada  Fahad Yaasiin .

A/Cawale

Halgan.net

Comments are closed.

Archives
February 2022
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online