Taliyaha amniga qaranka madaxweynaha DFS Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo ku guuleystay #HOP086 

February 20, 2022 - Written by Editor

Baladweyne:-Taliyaha amniga qaranka madaxweynaha DFS Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa ku soo baxay kursiga #HOP086 oo goordhoweyd doorashadiisa ka dhacday Beledweyne ee xarunta gobalka Hiiraan.

Taliyaha amniga qaranka madaxweynaha DFS waxaa la tartamayay Gen. Axmed Maxamed Dhaga-Caleen oo soo noqday Taliye Ku xigeenka Booliska Soomaaliyeed.

A/Cawale

Halgan.net

Comments are closed.

Archives
February 2022
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online