Wasiir Cabdirashiid: Heshiiska shidaalka waxaa ila ogaa Farmaajo.[Dhagayso]

February 19, 2022 - Written by Editor

Muqdisho:-Wasiirka Batroolka Soomaaliya Eng. Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa ka ka warramey heshiis la sheegey in ay Soomaaliya la gashey shirkad lagu magacaabo Coastline Exploration LTD taasi oo ay shidaal uga soo saareyso 7 xirmood oo ka mid ah xeebaha Soomaaliya.

Heshiiskan oo xafiiska madaxweynaha iyo kan Ra’isul wasarahuba ay diideen jiritaankiisa iyo ogaanshiyihiisa ayuu wasiirku sheegey in uu Soomaaliya u yahay fursad dhaqaale iyo mid wax soo saar.

Wariyaha VOA, FalastIin AXmed Iimaan ayaa ugu horreyn wasiirka weydiisay heshiiskan waxa uu yahay?

VOASomalia
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
February 2022
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online