Golaha Deegaanka Degmada Ufayn oo dooratay Gudoomiye iyo Gudoomiye ku xigeen

April 6, 2022 - Written by Editor

Ufeyn:-Waxaa maanta lagu qabtay Degmada Ufeyn ee gobolk Bari doorashadii golaha degaanka ee sanadkii hore ururada Siyaasaddu ku tartameen waxaana wareegii koowaad la doortay Gudoomiye iyo Gudoomiye ku xigeen .

#UFAYN
waa Degmadii ugu horraysay (marka laga reebo Somaliland) oo in ka badan 50 sano si toos ah loogu doortay Duq Degmo guud ahaan Soomaaliya.

Urur-siyaasadeedka SINCAD ayaa ku guuleystay duqa degmada Ufayn ee gobolka Bari, waxaana loo doortay Axmed Abshir Siciid (Dhegabir) oo heley 14 cod oo kamid ah 27-ka cod ee Golaha Deegaanka.
Dhanka kale Urur-siyaasadeed MIDEEYE uu ku guuleystay Guddoomiye ku-xigeenka degmada Ufayn ee gobolka,waxaana ku guuleystay Mahad Cabdi Xasan oo Mideeye ka tirsan wuxuuna heley 15 cod halka Maxamuud Bidde oo ka tirsan SINCAD uu helay 12 cod.

M_M eeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2022
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online