Madaxwaynaha Jubbaland oo u hambalyeeyey gudoomiyaha cusubbee Golaha Shacabka JFS

April 27, 2022 - Written by Editor

Kismaayo:-Madaxwaynaha Dowladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa u hambalyeeyay Guddoomiyaha la doortay ee Golaha Shacabka Baarlamanka 11-aad ee JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe). Dhambaalka Madaxwaynaha ayaa lagu yidhi; “Hambalyo Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo Caawa loo doortay Guddoomiyaha Baarlamaanka 11aad ee JFS, waxaan u mahad celinayaa Xildhibaannada Baarlamaanka ee Saacadaha dheer u fadhiyay sidii ay u dooran lahayeen hoggaanka rasmiga ah ee golaha shacabka Baarlamanka JFS”.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2022
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online