Madaxweynaha Jubaland oo marti qaaday Guddiyada doorashooyinka ee heer Federaal iyo heer Jubaland.[Masawiro]

April 25, 2022 - Written by Editor

Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane H.E Ahmed Mohamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku marti qaaday Guddiyada doorashooyinka ee heer Federaal iyo heer Jubaland ee dhawaan soo gaba gabeeyay doorashooyinka labada deegaan doorasho ee Jubaland.

Madaxweynaha ayaa xubnahan uga mahad celiyay shaqadii adkayd ee ay soo qabteen taas oo muhiim u ahayd dhismaha Dowlada Cusub ee dalku uu dhawaan yeelan doono lagagana gudbayo marxaladan adag ee hada uu dalku ku jiro.

Waxaa kale oo munaasabadan Madaxweynaha ku wehelinayay labada Madaxweyne ku xigeen iyo gudoonka baarlamaanka iyo masuuliyiinta labaad heer ee Guddiyada doorashooyinka dalka.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2022
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online